Qadar oo la sheegay in ay lasoo baxday habdhaqankii hore ee Itoobiya

Siyaasiga Cabdirahman Cabdishakur Warsame ayaa ku eedeeyay dowlada Qadar ee hada sida weyn u taageerta dowlada federaalka Soomaaliya in ay lasoo baxday habdhaqan lamid ah kii lagu yaqiin dowlada Itoobiya . Waxa uu sheegay Mr Warsame in Saraakiil ajanbi ah oon maqaam sare laheyn oo Wasiiro iyo taliyaasha ciidanka daba ordayaan ay dad badan soo xasuusineyso … Continue reading Qadar oo la sheegay in ay lasoo baxday habdhaqankii hore ee Itoobiya